Ciidamada Danab & kuwo Maraykan ah oo ku degay xero lagu tababarayey Al-Shabaab (Ka dib Maxaa dhacay)

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee kumandoska Somalia (DANAB) oo gacan ka helaya kuwa Maraykanka ayaa weerar nooc cusub ah ka fuliyey degaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe. Weerarkan oo bilowday xalay 2:00 saq dhexe ee habeenimo illaa saaka waaberigii ayaa lagu qaaday degaanka Jameeco Jilyaale oo illaa 50km u jira magaalada Jowhar ee xarunta … Continue reading Ciidamada Danab & kuwo Maraykan ah oo ku degay xero lagu tababarayey Al-Shabaab (Ka dib Maxaa dhacay)